Qabsashadii Laascaanood
 
Main Menu
Home
News
Contact Us
Bogga Tahniyaddaha
Bogga Suugaanta
Bogga Diinta
Bogga Ra'yiga
Bogga Tacsiyadaha
Idaacadda BBC
Somali Links

AllCayn
Afnugaal
All Darwiish
All Puntland

All Sanag
All Taleex
Boocame
Buhodle News
Cakaarra

Ceegaag
Hawd Iyo Nugaal
holhol
Jidbaale
Laasadaar
Hiiraan
Puntlander
Radio Lascanod
Rays Media
Sahan NGO
Somali Weyn
Wardheer News
Widhwidh
Xaadhadhan
Xargaga

City Market Opening
Wakhtiga Salaaddaha

Suugaan Maqal & Muuqaal

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Riix

Guryo Iibba: Ajman Emirates

Tawakal Towers: GET YOUR DREAM APPARTMENT


Waa guryo iib ah oo qiimo jaban oo kuyaal magaalada Ajman ee Isutaga Imaaraadka Carabta. Wixii Faahfaahin dheeraad ah riix sawirka sare ama kala xidhiidh Ibrahim Hassan:416-877-1971.

Halgankii Daraawiish (Video)

A piece of history for the rest of us -- Taariikhdii Sayidka Iyo Daraawiishta

Documentary made in 1984. Length: 28 min. Directed by: Charles L. Geshekter
Religion
50 Arimood oo Qalbi adayga keena
Kelmadaha Tirooyinka isle'eg ee Quraanka ku jira
Gallery
Garad Jama Tour
Buuhoodle Media Center
TARIKH NOLOLEDKII SALEBAN DAHIR AFQARSHE
Wednesday, 24 June 2009

TAARIIKHDA QOOSKIISA .

Saleebaan daahir afqarshe Alla haw naxariistee wuxu kasoo jeedaa qoys umada soomaliyeed dhexdeeda magac iyo maamuus ballaadhan ku leh, taariikhdana baal dahab ah kaga xardhan, waa qoys aan filayo marka laga tago dadka taariikhda iyo waayaha somalida u dhuun daloolaa ay ka wada dheregsan yihiin dadka caadiga ahi.
Waayo waxay taariikhdu daabacday kaalintii lama ilaawaanka ahayde qoyska saleban ka qaaday halgankii lahaa hindisihii gobanimada Africa, waxaan ogahay akhriste ila garatayoo waa DARAWISHTII – uu horkacayey hal abuurkii weynaa iyo halyeygii dhaliyey saxansaxadii xornimada qaarada madow, waa halgamaagii bilaabay ee baray umada ku nool qaaradan Africa in layska tuuro reeryadii saancadaalihii reer yurub ee usoo doolay bahdilka iyo gumaysiga dadka africanka ah.
Marxuumkan hada geeryooday aabihiis AWDAHIR AFQARSHE Alla haw naxariistee waa ninka u tafaxaytay ee hurdo iyo hadhsiinaba uga tegay inuu ururiyo suugaantii dhaxal galka ahayde ee SEYID MAXAMED C/ XASAN.

 

Read more...
 
Baraaruga Asaxabada (Qaybtii 2aad)
Wednesday, 24 June 2009

CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI

Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaa zuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada. Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle. Diinta Islaamka, waxay u suurto gelisay Cabdullahi in uu la kulmo labadii boqor ee jiray wakhtigaas ee kala ahaa Kisraa iyo Qaysar oo kala xukumi jiray Faaris iyo Ruum. Nasiib wanaag, Cabdullahi Binu Xudaafa wuxuu nasiib u yeeshay inuu la kulmo labadaas boqor.

 

Read more...
 
Beesha Garad faarax oo beenisay in xilkii laga qaaday caaqil Yusuf Haybe Abokor
Friday, 12 June 2009

Kismaayo:12 Jun 2009(BMC)

Beesha  Garaad Faarax oo ku dhaqan gobolada jubboyinka ayaa si cad u beenisay in xil ka qaadis lagu samaeeyay caaqilkii guud ee beesha Garad Faarax  oo la yiraahdo caaqil Yusuf  haybe Abokor sidaa dar  teed waxaa nuqulkaan soo gaarsiiyay Buuhoodle Media Center  xafiiskeda kismaayo cuqaasha Dhulbahante ee ku dhaqan jubooyinka iyagoo beeninaya in caaqilkaas xilkii laga qaaday marka waxaa nuqulka asalkii ah meesha hoos ka akhriso

Read more...
 
Dood Dastuurka Cusub ee Puntland - Maqal ah
Tuesday, 02 June 2009

(BCM)Waxaa ay dhawaan ay sii daysay idaacada codka maraykan qaybteeda Soomaaliga dood dhex martay Mahdi Maxamed Muuse “Carraale” oo horay xildhibaan uga ahaan jiray Puntland, waxa uu joogaa magaalada Qardho iyo Cabdirashid Barkhalde oo horay wasiir uga ahaan jiray xukuumadihii hore ee Puntland oo isna ku sugan degmada Qoriley.

Doodan oo ay labada dhinac isku khilaafeen qodobo badan  iyo guud ahaanba xaalada puntland ayaa  muushinaysa walaaca ay qabaan shacabka SSC ee ku aadan puntland. Halkan ka dhagayso doodaa:

 

 

 
Baraaruga Asaxabada (Asxaabi ka mid ah Tobankii Jannada Loogu Bushaareyay)
Tuesday, 02 June 2009

Labadii godka ku wada jiray wakhti midkood ku yidhi saaxiibkii ha murugoonin illaahay ayaan inala jiree”

Waa Cabdillaahi Binu Qaxaafa, waxaana uu ka mid ahaa Qabiilka Qurash, waxa uu dhashay saddex sanno ka dib dhalashadii Rasuulka (CSW), hooyadii waa umul-khayr Binu Sakhar oo ahayd reer Taymiya oo Aabihii edo ugu toosnayd, waxaana uu ka shaqaysan jiray ganacsiga isagoo ka mid ahaa maal-qabeenadii Maka ee la yaqaanay, waxaana uu ahaa kuwa ugu nasabsan Qurash ee lagu yaqaanay.

Qurasha shar iyo khayr way leehayeen, waxa uu ahaa nin leh dhaqan iyo wanaag, Qurashina waxay ula iman jirtay waxay isku khilafaan waxaana uu u islaamay si aan ka noqosho lahayn.

Waa ninkii Islaama isagoo xor ah, Islaanimadiisi ka dib waxa uu bilaabay in uu Qurash ugu yeedho diinta, waxaana ka caqbalay tiro ka mid ah Qurash sida Cusmaan Binu Cafaan, Subeer Binu Cawaan, Cabdiraxmaan Binu Coof iyo Arqam Binu Arqam.

Islaam-nimadiisi: Abu Bakar (RC) waxa uu la kulmay Nebiga (CSW) waxaana uu ku yidhi;- Ma dhabaa rasuulkii illaahayow waxaan ay Qurashi leedahay in aad ka tagtay illaahyadayadi oo caqligayagina aad ku tilmaamtay mid aan waxba garanayn, aabayaashayadiina aad ka gaalowday.

Read more...
 
Hablaha SSC - Maqaal
Tuesday, 02 June 2009

Sample ImageKu:- Hablaha SSC
Ku xaq dhawre, kaa xishoode,ku ixtiraame,ku tixgeliye ama kaa baqe ayaa ku daaya.
SSC markay xurmo,xeer,haybad, dulqaad, midnimo,awood, taag, tamar iyo talo beeshay bal sheega waxa lagu daayo.
Maanta kaalay noolow, kaalay xor noqo, kaalay haybad yeelo, kaalay degaanka ilaasho ayaa qariib, la yaab,xumaan iyo fajac noqotay.

 

Read more...
 
Baaq NABADEED iyo Tacsi
Wednesday, 06 May 2009

Asalamu Calaikum.
Aniga oo ka faaiidaysanaya fursadan qaaliga ah ee uu Buuhoodlemedia isiiyay, waxaan jeclaan lahaa inaan ku xoojiyo baaq iyo dhamaal nabad ah oo lagu taageerayo nabada laga wado magaalada Buuhoodle. waxaan tacsi murugo leh u dirayaa dhamaan inta dadku ka dhintay iyo inta dhaawaca ahba, mashaqadii shalay oo ay bishu ahayd 05/05/09 ka dhacday Buuhoodle.

 

Read more...
 
Conveying the SSC Message to the International Community Mission Report
Wednesday, 06 May 2009

Sample Image

Conveying the SSC Message to the International Community

Mission Report

Osman Hassan

May 05, 2009

 

A joint delegation, consisting of Garaad Jama Garaad Ali, the grand traditional leader of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) regions in North West Somalia and representatives from the Northern Somalia Unionist Movement (NSUM), undertook a three-week mission in April to Nairobi, Kenya, conveying the true voice of the SSC people to the international community. That message in a nutshell was to declare for the umpteenth time their unswerving commitment to Somalia’s unity and territorial integrity and their total rejection of secession, more so one imposed upon them through invasion and occupation by clan-based secessionists from neighbouring regions in NW Somalia. A secondary objective of the mission was to seek redress to the blatant inequitable distribution of humanitarian and development aid in which the SSC regions receive only pitiful leftovers.

Read more...
 
Xaallada Magaalada Buuhoodle oo Degan Shilkii Shalay Kadib
Wednesday, 06 May 2009

Sample ImageBuuhoodle - Kabid markii shalay isku dhac israsaaseeneyd oo sababay dhimasho iyo dhaawac ay ka dhacday gudaha magaalada Buuhoodle, ayaa hada laga dareemayaa degganaansho buuxda magaalada Buuhoodle iyo nawaaxigeeda. Arintan oo ay hada kacanta ku hayaan waxgaradka iyo mas'uuliyiinta deegaanka ayaa rajo wacan laga qabaa in ay ku dhamaato xal waara oo lagu hishiisiiyo labadii dhinac ee dhibtu kala gaadhay shalay.

 

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>