Main Menu
Home
News
Contact Us
Bogga Tahniyaddaha
Bogga Suugaanta
Bogga Diinta
Bogga Ra'yiga
Bogga Tacsiyaha
Idaacadda BBC
Somali Links

AllCayn
Afnugaal
All Darwiish
All Puntland

All Sanag
All Taleex
Boocame
Buhodle News
Cakaarra

Ceegaag
Hawd Iyo Nugaal
holhol
Jidbaale
Laasadaar
Hiiraan
Puntlander
Radio Lascanod
Rays Media
Somali Weyn
Wardheer News
Widhwidh
Xaadhadhan
Xargaga

City Market Opening
Wakhtiga Salaaddaha

Suugaan Maqal & Muuqaal

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Riix

Guryo Iibba: Ajman Emirates

Tawakal Towers: GET YOUR DREAM APPARTMENT


Waa guryo iib ah oo qiimo jaban oo kuyaal magaalada Ajman ee Isutaga Imaaraadka Carabta. Wixii Faahfaahin dheeraad ah riix sawirka sare ama kala xidhiidh Ibrahim Hassan:416-877-1971.

Halgankii Daraawiish (Video)

A piece of history for the rest of us -- Taariikhdii Sayidka Iyo Daraawiishta

Documentary made in 1984. Length: 28 min. Directed by: Charles L. Geshekter
Religion
50 Arimood oo Qalbi adayga keena
Kelmadaha Tirooyinka isle'eg ee Quraanka ku jira
Gallery
Garad Jama Tour
Buuhoodle Media Center
Saxaabadii Rasuulka (( ZEYD BINU XAARITHA ))
Thursday, 04 September 2008

الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه

Sucdaa Bintu Thaclaba waxay doonaysay inay tolkeeda reer Banii Macan soo booqato, waxaana waqtigaas socdaalka ku wehelinayay wiilkeeda Zeyd Binu Xaaritha Al-Kacbiyi. Xaaritha wuxuu sagootiyay xaaskiisii Sucdaa iyo wiilkiisii yaraa ee Zeyd. Wuxuu si fiican ugu hubsaday awrkii ay saarnaayeen, gacmaha ayuu kor ugu qaadayay, isagoo sagootinaya. Mararka qaarkood, galgacaylka iyo jacaylka weyn ee uu qabay xaaskiisa iyo wiilkiisa Zeyd ayaa qaadayay, oo wuxuu is arkayay isagoo daba socda awrkii ay saarnaayeen. Laakiin gadaal danbe ayuu dib u soo xasuustay inuusan safarka ku wehelinaynin. Sidaas darteed ayuu dib ugu soo noqday guriga.

Read more...
 
Siyaasiga Soomaaliyeed ee Tacabir oo Dadweynaha Buuhoodle Ugu Baaqay In La Taageero Dr Jaamac Dhuux
Thursday, 04 September 2008

Sample ImageIyadoo dhowaan uu gubtay gurigii uu Buuhoodle ka deganaa dhakhtarka Caalamiga ah ee Deegaanka Buuhoodle Jaamac Dhuux ayaa waxaa baaqyo kala duwani ay ka imanayaan waxgaradka Deegaankaasi ee Daafaha Dunida ku sugan, waxana baaqyadan oo lagaga dalbanaayo dadweynaha Buuhoodle inay taageero dhaqaale u fidiyaan Dhakhtarkaasi waayeelka ah uu mid ka mid ahi ka yimid siyaasiga Soomaaliyeed Maxamed Cumar Cigaal (Tacabir) 

Read more...
 
Xulashada & Xiisaha Maanta
Wednesday, 03 September 2008

Barmaamijkeena xiisaha waxa aynu ku soo qaadanaynaa 2 qodob o kala ah:

 

Hablaha Metela Filimaanta oo laga deyriyey Soonkooda

Hooyooyinka Morocco oo gaadhayaa 3000 oo ku nool wadooyimla caasimadda wadankaasi

Read more...
 
Saxaabadii Rasuulka ((USAAMA BINU ZEYD))
Wednesday, 03 September 2008

Waa sannadkii lixaad ee hijriyada kahor. Goobtuna waa magaallada Makka. Wuxuu Rasuulka (scw) ka sheeganayay dhibaatooyinkii iyo hagardaamooyinkii kaga imaanayay gaallada qureysh isaga iyo asxaabtiisa, isagoo uu Rasuulkuna (scw) waqtigaas ku howlanaa gaarsiinta iyo fidinta dacwada islaamka.

Read more...
 
Markabka Eyl Lagu Haysto oo La Sheegay Inuu Hub Xambaarsan Yahay
Wednesday, 03 September 2008

Maamulka Puntland ayaa baadhitaano ku haya Markab laga leeyahay dalka Iiraan oo lugu heysto Xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan degmada Eyl waxaana la sheegayaa in uu Markabkaasi wada Hub xoog leh.

Read more...
 
Hogaamiye ka tirsan Alqaacida ( Al Suudaani) oo Lagu Dilay Somaliya
Tuesday, 02 September 2008

Hogaamiye sarre oo la aamisan yahay in uu ka tirsanaa dad ay Mareykanku raadiyaan kana mid ahaa Al-Qaacida laguna magacaabi jiray Al Suudaani ayaa lugu dilay dalka Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen Madaxda Al-Qaacida ee Bariga Africa.

Read more...
 
Saxaabadii Rasuulka ( ABUL-CAAS BINU RABIIC AL-ANSAARI))
Tuesday, 02 September 2008

الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه

Rasuulka (scw) markii uu u hijrooday magaalada Maddiina, arrinkiisana uu darraaday, ayaa qureysh soo baxday iyadoo dooneysa la dagalaallanka Rasuulka (scw) iyo Asxaabtiisa. Abul-Caas wuxuu si aan qasad ahayn uga qayb galay dagaalkii Badar, isagoo la safan dhinaca gaalada. Hase yeeshee ma jirin jaceyl uu jeclaa in uu la dagaallamo Muslimiinta, laakiin darajada uu tolkiisa ka joogay ayaa ku kelliftay in uu ka qayb galo dagaalkaas.

Read more...
 
Tacsi Marxuum Boos Akkabbe
Tuesday, 02 September 2008

Sample Image Dhamaan Golayaasha Isimada, Cuqaasha & Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle waxa ay iyagoo ka tiiraanyaysan tacsi gaadhsiinayaan Eheladii, Xaasaskii, Caruurtii & ASxaabtii uu ka tegay marxuum Boos Akkabe oo ku geeriyooday magaalada Burco, waxana ay ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii Janno siiyo, eheladiisana samir & Iimaan ka siiyo. AAMIIN>    AAMIIN.

 
Saxaabadii Rasuulka ( ASMAA BINTU ABII-BAKAR)
Monday, 01 September 2008

Saxaabiyadda aan markan sheekadeeda qaadanayno waa gabadhii loo dhammaystiray sharafta iyo wanaagga. Aabaheed waa Saxaabi, awoowgeed waa saxaabi, walaasheed iyaduna waa saxaabiyad, ninka qaba isna waa saxaabi, wiilka ay dhashayna waa saxaabi. Intaas oo keliya ayaa ammaan iyo sharaf ugu filan. Aabaheed waa saxaabi, waana saxaabigii jaliilka ahaa ee Abuubar As-siddiiq ee ahaa saaxiibkii Rasuulka (scw), dhinaca kalena ahaa khaliifkii Rasuulka dhimashadiisa kadib.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>